Sare u kac ku yimid Qudaarta lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Kismaayo.

0
1001

Kismaayo(Idaacada Waamo)Madaama Sanadkii lasoo dhaafay  ay  Somalia ka da’een Roobab Xoog leh islamarkana ay saameyn xooggan gaarsiyeen beeraleyda dalka ayaa waxaa suuqyada qaar ee dalka ka go’an qaar kamid ah noocyada qudaarta ee dalkeena kasoo go,I jiray.

Qaar ka mid ah ganacsatada kismaayo ku iibiso qudaarta oo lahadlay idaacda Waamo ayaa sheegay in ay suuqyada kismaayo ka go,an yihiin 25 kamid ah nocayada qudaarta ee dalkeena kabaxda.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga Diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here