Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Beeralayda Gobolka Baay ayaa wajahaya caqabado badan oo saameyn ku yeeshay wax-soo-saarkooda, waxaana loo baahan yahay in la sameeyo dadaallo lagu horumarinayo wax-soo-saarka dalagyada si loo xoojiyo dhaqaalaha deegaanka.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Koonfur galbeed oo booqday qaar kamida beeraha gobalka baay ayaa beralayda ugu baaqay inay kor u qadan waxsoosaarka Beeraha.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.