Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacada plasma faraceeda kismaayo ayaa Magaalda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku soo gabagabeeysay kulan ciyaaraha kubada cagta ah kaas oo loo qabtay ardayda dhigta kuliyada Kala duwan ee Jaamacada .
Kulan ciyaareedka oo mudo asbuuc ah socday ayaa lagu xoojinaya xiriirka iyo isdhex galka ardayda Jaamacada sido Kala waxaa lagu maamuusayay Sanadguurada 20 -naad ee Jaamacada ,kooxda kuliyada Caafimaadka ayaan ciyaarta Kama danbaysta ah ku guulaystay.
Xamdi maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.