Madaxweynaha Puntland oo Kullan isugu yeeray Madaxda Fedraalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada.

0
343

Garawe(Idaacada Waamo)Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulalahi Deni ayaa sheegay in xalka siyaasadeed ee dalka ee xilligaan uu u arko in Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada ay isugu yimaadaan madal ay ku wada hadalayaan.
Waxaa uu sheegay Deni in mar walba xalka uu yahay wada-hadal,isla markaana dowlad goboleedka Puntland ay diyaar u tahay inay u dhigto Gogol ay ku wada hadlaan.

Hadalkaan ayaa Madaxweynaha Puntland waxaa uu ka sheegay munaasabad loogu dabaal degayay sanad-guuradii 1aad oo ku beegneyd markii loo doortay Madaxweynaha Puntland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here