Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Degmada Kismaayo iyo Masuuliyiin katirsan Mamulka Degmada xubna kakala socday Rugta Ganacsiga Jubbaland iyo Shirkada Hormuud ayaa kaqeeb galay Munaasabad si rasmi ah xariga looga jaray waddo dhawaan dib u hagaajin ballaaran lagu sameeyay, taas oo muhiim u ah isku socodka Gaadiidka iyo dadweynaha deegaanka.
Ugu Horeen qaar kamida Masuuliyiinti kaqeeb galay ayaa kahadlay muhimada Wadadan ay ledahay.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.