Jubaland oo shaacisay waqtiga La galayo imtixaanka fasalka 8-aad

0
16

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Faarax Cali Aways, ayaa faahfaahin ka bixiyay xilliga la galayo imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here