Jaamacadda Plasma Faraceeda Kismaayo oo kulan ciyaareed u qabatay Ardayda Jaamacadda dhigata

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Plasma faraceeda Magaalada  Kismaayo ayaa kulan ciyaareed u qabatay ardayda dhigta kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada .

kulan ciyareerka Jaamacadu qabatay ooa lagu maamuusayay sanad guurada 20- tanaad ee ka soo wareegatay aas aaska Jaamacada ayaa sido kale lagu xoojinayaa isdhex galka dhalinyarada Jaamacada dhigta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here