Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada, Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa magaalada Neyrobi ee caasiamda dalka kenya kaga soo qeyb galay shirar looga hadlaayay mashaariic hormarineed kuwaas oo ay qeyb ka yihiin Mashaariicda hormarinta Wadooyinka degmada Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.