0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Roobab xoogan oo maalmihii ugu danbeeyay ka da’ayay Magaalda Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ayaa saamayn ku yeeshay dadka degan Kaamamka barakacayaasha Jowhar.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here