Dhismaha Wadooyin Casri ah oo ka soconaya Maaalada Kismaayo

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa si habsamileh u socda horumar ballaaran oo laga dareemayo magaalada Kismaayo, gaar ahaan dhanka dhismaha wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada oo muddooyinkii dambe kusii socotay koboc dhanka adeegyada ah, iyadona hadda gashay marxalad cusub oo dhismaha wadooyin laami ah oo noqonaya laba-seed, kuwaas oo bedeli doona habkii hore.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here