Haweenka leh hal abuurka Ganacsi oo kusoo Badanaya Magaalada Kismaayo.

0
296

Kismaayo(Idaacada Waamo)Haweenku waxaa ay kaalin wayn ka Qataan Kobaca Dhaqaalaha dalka Waxaana jira haween leh  hal abuur Ganacsi .

Xarunta Hablo-kaab waa xarun ganacsi  oo ay leyihiin dumar layimid xirfad Ganacsi  Xaruntaan ayaana lagu iibiyaa alaabaha hidaha iyo dhaqanka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga Diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here