Ceel-biyood laga hirgeliyay degmada Garasbaaley oo xariga laga jaray

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Dhallinyarada  Walaal  oo  isxilqaamay ayaa ceel biyood ugu  deeqay kumannaan qoys oo ku nool degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir.

Ceelkaan ayaa waxaa baahi badan u qabay bulashada Degmada Garasbaaley kuwasoo ka heli doono biyo nadiif ah’waxaana lacagta ceelka lagu qoday ay dhalinyaradu ka soo aruuriyeen Bulshada Magaalada Muqdisho.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here