Tartanka Heerka 1-aad Jubbaland oo meel xiiso badan maraya

0
153

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Horyaalka heerka koowaad ee Jubbaland ayaa si xiiso iyo xamaasad leh uga soconaya, Garoonka kubada cagta Waamo iyadoo kooxaha kala duwan ay ku jiraan tartan adag oo ay ku doonayaan hanashada koobka. Kulankii ugu dambeeyay ee horyaalka ayaa dhexmaray labada koox ee JCC iyo Dowladda Hoose.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here