Duqa Muqdisho iyo Xaliimo Yarey oo kawada hadlay arrimaha doorashooyinka

0
342

Muqdisho(Idaacada Waamo)Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey) oo kawada hadlay u diyaar garowga arrimaha doorashooyinka soo socda.

Kulankooda ayaa ka dhacay xarunta gudiga doorashooyinka madaxa banaan ku leeyihiin taas oo ku taal Madaxtooyada qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here