Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Dowlad Goboleedka Jubbaland, Ismaaciil Axmad Garas ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimadda uu talaalku u leeyahay badbaadada iyo caafimaadka ubadka, isaga oo Bulshada ku dhiirrigeliyay in ay si buuxda uga qeyb qaataan barnaamijyada talaalka carruurta.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.