Baydhabo oo Martigelisay Shir Looga Hadlaayo Tayeynta Adeegyada Biyaha

0
10
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo kaashaneysa UNICEF iyo Sanduuqa Gurmadka Degdegga ah ee Qaramada Midoobay (CERF), ayaa magaalada Baydhabo ka daah furtay tababar ku saabsan dhisidda iyo tababarka Ururada/bulshooyinka isticmaala biyaha (Water User Groups/Associations).
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here