Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Qaxootig iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay ilaalinta deeqaha la siiyo dadka danyarta ah, gaar ahaan qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan deegaanada maamulka Jubbaland.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.