Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalgashiga Beeraha waa mid ka mid ah tiirarka dhaqaalaha, Horumarka, iyo sugnaanta cuntada ee dal kasta. Maalgashi lagu sameeyo beeraha wuxuu kor u qaadaa wax-soosaarka, shaqo-abuurka, dakhliga beeraleyda, wuxuuna yareeyaa saboolnimada iyo baahida cunto ee bulshada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.