Wararka Duleedka magaalada Kismaayo oo laga dhisayo Xaafad cusub. By Radio Waamo - April 28, 2025 0 52 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaafad Cusub oo lagu magacaabo Wadajir ayaa laga dhisayaa duleedka magaalada Kismaayo gaar ahaan inta u dhaxeysa garoonka diyaaradaha iyo magaalada. Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2025/04/warka-hamdi-deegaanka-Duleedka-magaalada-Kismaayo-oo-laga-dhisayo-Xaafad-cusub.mp3 Share this:FacebookX