Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Buundo yar oo dhex marta Xaafadda Buula Nuuri ee Magaalada Baydhabo oo Muhiim u ah isticmaalka Bulshada Xaafadda ayaa Xiliyada Roobabka keenta Biyo Xoog badan, kuwaas oo kala jara isku socodka Bulshada.
Bulshada Xaafadda ayaa sheegay in buundadani xiligii roobka ay keento Biyo ku waas oo sababa buundadu godo dadka xaafadaas dagana aysan isku gudbi garan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.