Qaar ka mid ah Haweenka Kismaayo Loo qabtay Aqoon Kororsi Ku Saabsan Muhiimadda Kalluunka

0
130

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda kalluumaysiga iyo harumarinta Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose Tababar ugu qabatay ilaa 40-haween ah kuwaas oo laga soo xulay qaar kamid ah iskashatoyinka kalunka ee Degmada Kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here