Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskoolka Mustaqbal ee magaalada Kismaayo oo ah dugsi hoose/dhexe ayaa lagu soo kordhinayaa qeybo lagu barto xirfadaha farsamada gacanta iyo sidoo kale qeybta Maaweelada Caruurta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.