Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmooyinka dowlad goboledka Jubbaland ayaa lagu wadaa in dhawaan la bilaabo dhimaha golayaasha deegaanka Marka laga reebo degmada Af-Madow taas oo horay looga dhisay gole deegaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.