Wasaaradda Caddaaladda Jubbaland oo Xoojineysa Daryeelka Caafimaadka Maxaabiista

0
132
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa  waxaa ay siyaabo kale duwan uga hadashay in ay wax ka qabaneesa caafimaadka maxabiisata iyadoona ay soo dhaweesay in ay wax kala  qabtaan ururka dhaqatiirta Jubbaland dirdirgalinta howlaha caafimaadka ee maxabiisata xabsiga dhex ee degmada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here