Roob ka da’ay Baydhabo oo sababay sare u kac Ku yimid Qiimaha Khudaarta

0
131

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa si weyn loo dareemay suuqyada Magalada Baydhabo  sare u kac ku yimid qiimaha khudaarta kadib roobab mahiigaan ah oo dhawaan ka da’ay deegaanno badan oo ay khudratu ka timaado . Roobabka ayaa saameyn xooggan ku yeeshay gaadiidkii keenayay khudaarta, taas oo keentay sixir bararka khudrada

qudaarta suuqyada ka yaraatay ayaa waxaa kamida Yaanyada, liinta, Basasha iyo bardharadakuwaas oo muhii u ahaa bulshada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here