Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa kulan la qaatay Ururka Dhaqaatiirta Jubbaland, iyadoo kulanka ay goobjoog ahaayeen Taliyaha Ciidamada Asluubta iyo Howl-wadeenada Wasaaradda waxaana looga Caafimaadka Maxaabiisata.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.