Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roob Xoogan maalmihii la soo dhaafay ka da,ay Degmada Wanlaweyn ayaa Saameyn ku yeeshay Bulshada danyarta ah gaar ahaan Kuwa Barakacayaasha ah ee ku jira Guri ka sameysan Xooshoda sida Baco iyo Tiirar aan adkeyn islamarkaana Celin Karin hadii uu Roobku yahay mid Xoogan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.