Kismaayo(Idaadda Waamo)-Culumaa u diin-ka Kunool magaalada Kismaayo ayaa waxay bulshada fareen in ay ka qeybqataan ilaalinta wadooyinka Bulshada ayaa waxaa la faray in ay waajib ku tahay in ay iska xilsaaraan sidii ugu qeyb qaatan lahayeen hormarinta wadooyinka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.