Kismaayo(Idacadda Waamo)-sanadihii u dambeeyay Degmada Dhoobley ee Gobolka Hoose waxaa soo gaarayay dad barakacayaal ah oo aad u badan kuwaas oo siyaabo kala duwan uga soo barakacay deegaanadii ay kunoolaayeen.
Barakacayaasha soo gaaray dhoobley ayaa wajahayo dhibaatooyin badan oo aan inta lagu soo koobi karin maadaama ay deegaanadoodii ay duruufo kala duwan uga soo barakaceen.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.