Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Akademiyadda Caafimaadka Green ee magaalada Baladweyne ayaa Ol’ole Caafimaad oo isugu jiro Daaweeyn iyo Wacyigelin u sameeyay Barakacyaasha ku nool kaamka Baareey oo ku yaalo xaafada Howl-wadaag.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.