Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan Cagaarinta deegaanka

0
25

Kismaayo(Idaacdda Waamo)-Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada dowlad goboledka Jubbland ayaa wada dadaalo lagu dhiraynayo deegaanka si loo yareeyo qataraha ka dhasha saamaynta isbadalka cimilada uu ku reebo deegaanka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here