Kismaayo(Idaacada Waamo)Cayayaanka Ayaxa  oo ku dagay Meelo badan oo Soomaliya kamid ayaa  waxyaabaha uu Saameyay waxaa kamid ah Xaalufin uu u gaysatay  Daaqa iyo Dalagyada Beeraha .
Ayaxa  ayaa ku dagay deegaano horle oo u dhadhaow magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga Diyaarisay.
