Degmada Wanlaweyn oo laga sameeyay Ol’ole Nadaafadeed

0
56

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddomiye ku-xigeenka Arimah Bulshada Degmada Wanlaweyn oo uu Wehliyo Agaasimaha Waaxda Nadaafadda Degmada ayaa kormeer ku sameeyay Buundooyinka iyo Biyo Mareennada Magaalada oo ay ka socdeen Olole Nadafadeed Bilicda Magaalada dib loogu soo celinayo xilli si toos ah loo guda galey Xili Roobaadka Gu’ga.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here