Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo kaduleysa fududeenta isku socodka dadka iyo Gadiidka iskaga kala goosha Xafadaha Magaalada Kismaayo ayaa Amar kama danbees ah kasoo saray Dadka ku soo durqay jidadka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.