Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Gal Barwaaqo dabaqalooc qarsooni oo ka wada tirsan Gobolka Mudug ayaa waxaa ka jirta Xaalad Caafimaad oo aad u liidata ay wajahayaan Bulshada ku nool Tuulooyinkaas waxaa aad uga yar helitaanka Adeegyada Caafimaadka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.