Magaalada kismaayo oo lagu qabatay Kulanka Wada-tashi iyo Wacyigelin ah

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabatay Kulanka Wada-tashiga iyo Wacyigelinta Bulshada Gogol-xaarka Geeddi-socodka Dhismaha Goleyaasha Degmada Kismaayo

Kulanka aya waxaa laga hadlayaay sidii loo hirgalin lahaa hanaanka Dhismayaash Golahayaash Degmoyinka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here