Beeraleyda deegaano katirsan Jowhar oo Cabsi ka Muujiyay Fatahaada Wabiga

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa lagu guda jiraa xiliga guga, waxaana cabisi weyn soo wajahday dadka beeraleyda ee kunool tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Gobaleedka Hirshabeelle.

Madaama xili rOobadka uu fatahaad sameeyo wabiga Shabeelle taas oo saamaynta ugu wayn ku yeelata dadka beerlayda ah oo biyuhu ka qadaan dalagyadii ay tabcadeen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here