Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Xamse Cabdi Bare ayaa hada markiisii ugu horeysay ka dagay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee SSC Khaatumo.
Socdaalkiisa ayaa waxaa ku waheliya masuuliyiin ka tirsan xukuumadiida iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.