Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxwayne kuxigeenka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Suldan Cabdiqadir Xaaji Maxamuud ayaa shir gudoomiyay kulan looga dalayay sidii loo dardar galin lahaa qaadista cashuurta gadiidka islamarkaana masuuliyad la isaga saari lahaa ilaalinta sharciga wado marista ee Gaadiidka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.