Ardayda Magaalada Kismaayo oo kubaaqay in kor loo qaado adeegsiga Afka Hooyo

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxa Marba Marka ka dambaysa  hoos usii dhacaya Adeegsiga luuqada Hooyo iyada ay  isa soo tarayaan erayada qalaad oo laga soo minguurinayo luuqado kale sida Carabiga iyo ingiriiska kuwaas oo ay bulshadu Adeegsanayo taaso meesha ka saaraysa adeegsiga kuwa Soomaaliga asalka ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here