Carruur soo ritey Cudurka Shuban biyoodka oo la jiifiyey Isbitaalka Gobolka Baay

0
26

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka Gobolka Baay ayaa waxaa la seexiyey tiro ka badan boqol qof Carruur u badan oo soo haleeley Xanuunka Shuban biyoodka tan iyo bishii marso inkastoo intooda badan ay reysteen Guriyoodana dib loogu celiyey kadib markii ay heleen daryeel Caafimaad.

Juweyriyo Hassanayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here