Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Kallumeysiga iyo Dhaqaalaa Buluuga Jubbaland ayaa 40 Haween ah siisay tababbar ku saabsan Nafaqadda Kalluunka iyo Muhiimada uu u leeyhay ilmaha Nafaqadarada heyso.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.