Waxbarasho la’aan heysata caruurta ku nool kaaamka Harqaboobe ee magaalada Baladweyne

0
27

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Caruurtaan oo isugu jira agoon iyo danyar islamarkaana ku nool Kaamka Harqaboobe oo ku yaalo duleedka Waqooyiga Baladweyne ayaa xilligaan wajahaya duruufo dhanka waxabarashada ah.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here