Wararka Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo ka hadlay Caqabadaha ay kala kulmaan dhismaha Wadooyinka By Radio Waamo - April 10, 2025 0 30 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne ayaa Kahadlay Caqabadaha lagala kulmay bulshada xiliga dhismaha jidadka ay socdaan. Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2025/04/warka-mowliid-Gudomiyaha-degmada-Kismaayo-oo-kahadlay-Caqabadaha-ay-kala-kulmaan-dhismaha-jidadka.-.mp3 Share this:FacebookX