Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo Digniin kasoo Saartay badeecooyinka dhacay

0
332

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowlad goboleedka Jubbaland oo ka duuleysa Tayeenta Agabyad Dalka Kasoo Dego gaar ahaan Dekada iyo garoonka diyaaradaha kismaayo si looga hortago in bulshada lagu dhibaateeyo cunooyin iyo dawooyinka dhacay.

Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo Bilahanbo waday dabagal ay ku heysay Hubinta in waqtigoodu dhacay maciishadaha kala duwan ee kismaayo la keeno ayaa waxay Wasaaraddu shegay in ay aragtay Waxyabo dhacay oo lagu kala iibsanaayo gudaha suuqyada Jubbaland.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga Diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here