Barakacayaal ku nool duleedka Muqdisho oo codsaday gurmad deg deg ah

0
57

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qoysaskaan oo ku nool kaamka diini deegaanka lafoole ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiligan heysata duruufo kala duwan oo ay ka mid tahay Hoy la’aan, Caafimaad darro iyo Raashin yari.

Barakacyaashaan ayaa Wax ay iskugu jiraan dadkaan ka soo barkacay deegaanka qoryoolee ee Gobalka Shabeelaha hoose iyo kuwa hore u daganaa kaamka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here