Beeraleyda deegaanka Buulo-guduud oo kawarbixiyay caqabadaha ay la kulmaan

0
26

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada somaliyeed ayaaa ah bulsho ay inta badan nolashoodu ku tiirsantahay haqashada xoolaha nool iyo tacbashada beeraha taa oo il dhaqaalo oo muhiima u ah dalka.

Beeralayda wadanka ayaana taniyo buburkii dalka si iskooda uga qayb qaadanayay waxsoosaarka dalka mana jirin cid ka tageerta tacbashada beeraha waxana soo wajaha caqabado ka dhashay isbadalka cimilada kuwaas oo  ay kamidyihiin fataahado iyo daadadka soo noq-noqda  taas oo samayn xun ku reenta Beeralayda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here