Madaxweyne ku xigeenka Labaad Jubbaland oo kulan la qaatay Gudiga daqliga Jubbaland

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne Ku-xigeenka Labaad ee Jubbaland ahna Gudoomiyaha gudiga daqliga Jubbaland Cabdulqadir Xaaji Maxamuud Luga dheere ayaa Kulan laqatay Gudiga Daqliga Jubbaland kaas oo kadhacay xarunta gudiga ayaa bogadiayay hirgilinta qaadista Cashuurta degaanada Jubbaland taas oo sihab Sami leh u socota.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here