Biyo dhaamin loo sameeyay Qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Baxdo

0
117

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudiga Gurmadka ee Degmada Cadaado ayaa deeq biyo ah gaarsiisay qoysas reer miyi ah oo kunool deegaanka Qalaanqal ee Degmada baxdo.

Qoysaskaasi ayaa isugu jira Caruur, Haween iyo Odayaal kuwaas oo u badan xoolo dhaqato iyo Beeraleey ayaa ka faa’iideystay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here