Wasaaradda Ciyaaraha Jubbaland oo sheegaty in ay qabanayso Doorashada Xiriirada Ciyaaraha Jubbaland

0
323

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan is-xog wareysi ah kaas oo lagu qiimeeyey waxqabadyadii xiriirada kubadda cagta iyo Olombikada iyo caqabadihii soo wajahay sanadkii 2019-kii.

Kulanka is-xog wareysiga ah ayuu Agaasimaha guud ee wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland Mudane C/raxmaan Cabdi Axmed wuxuu la qaatay xiiriirada kubadda cagta iyo Olombikada Jubbaland.

Cabdiraxiim Deeq Muuse ayaa warbihintan inooga Diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here